• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Muuqaalka Maanta Waa Magaalada Jowhar. “Daawo Sawiro Qurxoon”

February 17, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:   Maanta waa Sawiro Qurux Badan oo laga soo qaaday Magaalada Xarunta u ah Gobolka Shabelada Dhexe ee Jowhar taas oo ku tusineeyso in Magaaladu tahay meel qurxoon oo dhan walba ka dhisan.

Hadaba Aqristayaasha Qiimaha badanoow Tan Iyo Markii Ciidamada Dowlada ay la wareegeyn magaalada Jowhar waxaa dib ugu soo laabanayay Shacabkii ka barakacay markii ay qabsadeyn halkaasi Kooxda Alshabaab ee dadka iyo deegaankaba u diidaya Xurnimada.

Sawiradaan marka aad daawato waxaa dareemeeysaa in magaaladu ay tahay meel dadweynaha iyo ganacsigaba ay aad u kala socdaan waxaadna arkeeysaa in Magaaladu tahay meel Nabad ah oo nidaam dowladeed ka jiro.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRO BADAN OO LAGA SOO QAADAY.

     
     
   
   
     
     
     
     
     
     
     
     
     
     
     
     
     
    Xaquuqda Sawirada Shabakada Jowhar ayaa leh:

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 394

logo4

2 Responses to Muuqaalka Maanta Waa Magaalada Jowhar. “Daawo Sawiro Qurxoon”

  1. cadoow says:
    February 17, 2013 at 02:11

    asc waxan idan ka cud sanya inaad waaweey neesin qorlak indha ah aya nugo xaanoo naya aad aya mu mahd san tahen

    Reply
  2. mubaarak says:
    February 17, 2013 at 02:11

    MAASHA ALLAAAH WAXAA KADHIMAN IN QURBAJOOGTA IYO DADKA DAGAALADA KA
    BAXSADAY WADANKA DIB UGU SOONOQDAAN
    SHACABKANA NABADDA KA SHAQEYAAN
    WADOOYINKANA DHISTAAN
    ISKAA WAX UQABSO IN AY ISKU XILQAMAAN
    OO MUWADIN NIMO AAN MUUJINO
    AYAA NALAKA RABAA HADAA INTAAS
    LAHELIN HALIS AYAN KU JIRNAA
    EE ALLE HANOO KAALMEEYO AAAMIIIN
    MAHADSANID BALCAD MEDIA

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .