• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Natiijo hor u dhac ah doorashada Baarlamaanka Dalka Jabuuti

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Goordhaw ayaa la soo gabagabeeyay doorashada baarlamaanka Dalka Jabuuti waxaana goordhaw gudiga doorashadu ay shaaciyeen in waqti dhaw ay soo bandhigi doonaan doorashada iyo sidii loo kala cod helay, waxaana ay sheegeen in ay rajeynayaan saacadaha anu soo aadan.

Natiijada hordhaca ah ee doorashada baarlamaanka Jabuuta yaa  laga sii daayay Telefishinka iyo Radiyaha Djibouti ayaa lagu sheegay in Xisbbiga Talada haya uu helay 49 % codadka dadku ay ka dhiibteen Magaalada Caasimdda ah ee Djibouti iyadoo mucaaradkuna ay heleen 47%.

Wali si rasmi ah looguma dhawaaqin codadka iyo sida loo kala guuleeystay, hayeeeshee waxaa laga dhursugayaa waqti dhaw natiijada Doorashada Baarlamaanka Jabuuti.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 316

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .