• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Qisadaan Cajiibka ah Weli Ma Aragtay. “Aqriso Adaa Ilmeeynayee”

February 20, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Qisooyinka ugu cajiibka badan uguna soo jiidashada badan ee ay qoreen culumada islaamka ayaan maanta idiin soo bandhigeynaa qisadaan oo run ahaantii noqon doonta mid dareen baaxad leh kugu reebta.

Hada Aqristoow Qisadaan ayaa ah mid ku tusineeyso in ay ku noqoto tusaale wanaagsan.

Gabar aad u qurux badneed hanaan wacana ilaahey ku maneystay ayaa waxaa la sheegay in ay ka dhex baxday ama uu aad uga helay nin ay meel isku arkeen, ninkii ayaana aad ula yaabay gabadhaan quruxdeeda iyo qaabka ilaahey u sameeyay.

Ninkaan ayaa isku dayay in uu gabadhan xiriir la sameeyo, si uu ula sheekeysto balse marar badan ayey ku gacan seyrtay, ayado ka diiday in uu hadal la furto, ninkii ayaa wado walba usoo maray siduu mar uun ku heli lahaa gabdhaan.

Balse adoontay ilaahey ku xiran quruxdana lagu maneystay ayaa go’aankeeda ku adkeystay ayadoo fursad dhan u diiday in uu ninkani usoo dhawaado.

Ninkii ayaa go’aansaday in uu kufsado gabadhan, oo uu xoog wax uga qaato maadaama uu xeelad ku gaari waayay hamigiisa, waxa uuna xoogay gabadhii oo aan raali ka aheyn, wax walbana qasab ayuu uga qaatay, Balse arinka la yaabka leh ee qalbigaaga dhaqaajin doona ayaa ah arinka ay gabadhani ku dhaqaaqday intii uu ninkani howshiisa watay.

Gabadhan ayaa aragtay in ninkani uu ka xoog badiyay, wax ay sameyn kartaana aysan jirin waxa ayna ku fikirtay waxa ugu dhow ee gacanteedu gaarto in ay soo qabsato, balse sheygii ugu dhawaa ayaa noqday dab shidan oo meel agteeda ah yiilay.

Waxa ayna gacmaha la gashay dabkii ayadoo gacmaheeda u bareertay in ay gubto, Ninkii ayaa howshisa dhameystay gabadhii ayuuna jirkeeda ku raaxeestay, balse markii uu ka istaagay ayuu la yaabay ficilka ay sameysay gabadhu iyo sababaha ku dhaliyay in ay is gubto, waxa uuna weydiiyay maxaa sababay?

Waxa ayna ugu jawaabtay: Markii aan arkay in aad iga awood badisay oo aanan heynin wado kale oo aan isaga kaa celiyo, waxaan go’aansaday in aan gacmaheyga gubo, si aanan u dareemin raaxo isla markaana aanan kuula raaxeysan, danbigana aanan kuula wadaagin.

Arinkan ayaa la yaab iyo dheg kafaar ku noqday ninkii, balse ficilka ay sameysay gabadhani ayaa noqday tusaale cajiib badan qalbiga qofka muslimka ahna dhaqaajiya, ayadoo ay haboon tahay in lagu cibro qaato.

W/Q: Fatah Adan (Leejo)
Wadanka Netherland

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 388

logo4

14 Responses to Qisadaan Cajiibka ah Weli Ma Aragtay. “Aqriso Adaa Ilmeeynayee”

  1. Balfiiri shekadani qofka shegay- hala daweeyo says:
    February 20, 2013 at 02:11

    Dhibata ugu weyn ee raga islaamka ama dunida sedexaad haysata waa in ay fahmi waayeen nafta iyo dhibka in loo simanyahay- micno ma leh in aad nin tahay ama naag atahay- bal markuu nin qoro ama kahadlo naag laxoogayo ama qof naftiisa la haligayo ayaa raxeysan. waa yaab sodee qofka sidaas ah u arkaa nagaha – may he raps women he thinks he doing her a favour!!! waxaan aqrineynaa web page kooda

    Reply
  2. dahir biidhe says:
    February 20, 2013 at 02:11

    k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.

    Reply
  3. salaad sheikl cali maxamuud says:
    February 20, 2013 at 02:11

    wlhi waa wax dici karo balse ninkane wuu qaldnyhy gabadhane wey qaldantahy

    Reply
  4. wadani says:
    February 20, 2013 at 02:11

    masha allah gebedhu maqaldano lkn ninku wow qaldanyahay 100?100

    Reply
  5. Faarax says:
    February 20, 2013 at 02:11

    Masha allaah
    illaah ajar haka siyo gabdhaha kale waxan u shegayaa sidaas iney sameyan marka la kuf sanayo oo ay is xanuujiyan si aysan raxa u daremin

    Reply
  6. wa yusuf macalin says:
    February 20, 2013 at 02:11

    Mansha alh gabadhu maqladano lkn ninka a ilahay kacabsanin qaladkisuna mahaan wax yar xata wa zaid

    Reply
  7. Mohamed says:
    February 20, 2013 at 02:11

    Masha allah mar hadeysan la raaxeysan oo ay ayada gacmaheedi gubtay si aysan raaxo ula qaadan oo wixi dembiya ay kaligis ku noqdaan waa ku saxantahay waana ku mahadsantahay madama ay weysay awodey iskaga celiso ilaheyna ha ugu dembi dhafo

    Reply
  8. Gurey says:
    February 20, 2013 at 02:11

    Walahi waa qiso cajiiba

    Reply
  9. injnerka says:
    February 20, 2013 at 02:11

    maashaalaah alaha barabakeeyo gabadha lkn ninka waxa ow ku dhaqaaqa waa wax aad u fool xun lagona naarti gaa yo Gabadhana ma ahan gabar galdan Cadaa ka ali ayada oo kacarareysa ayeyna sameyday arin kaaa Ala ayaana yiri Qof kii asi oo qos laaya din baawo Ais oo ooynaaya ayaa naarta lakeenaa Qof kii asi oo ooynaaya qeer sameeyana Asi oo Qos laaya ayow janada galaa

    Reply
  10. C/risaaq cali says:
    February 20, 2013 at 02:11

    Alahu akbar alahu akbar waxan kajeclanlaha gabadha mesha aygacmaheda kagubtay inay dabka gacanteda kusoqado ay ninka ogadisa kugubto ilah narta hakfngeyf gabar dhorson ayu mustaqbalkeda dhafsiyay alahu akbar alahuakbar iyadana ala haudanbidhafo

    Reply
  11. mohamed hassan adawe says:
    February 20, 2013 at 02:11

    Wlh gabadha allaa ugar gaaray madama eyraxa ineysan daremin isku gubtay alle ayaa ugargaraya wiilka ayasa halaag ku sugan hadii uu cafis kahelin gabadhas oo waliba guursado allane cafis weey diisto wlh waa qisa xanuun badan

    Reply
  12. kamasyare says:
    February 21, 2013 at 02:11

    Mansha allah waa tusaale wacan oo wanagasan runti abaayo jazakulaha khayre boqolkibi boqol mansha allah waa ilahaye mahadi oo ilahaye ayaa waxa wacan garan siiye runti

    Reply
  13. sharmake says:
    February 21, 2013 at 02:11

    Asc dhaman akhyarta, shekadan waxan u arkaa in gabdhaha lagu halaajinaya ninka wax kufsaday wuxu ku dhacay denbi culus balse gabadha waxay sameysay denbi waxay gubtay nafteda naag la kufsanaya raaxa uma taalo marka majirto sabab ay isu gubto marka ujejada shekada waxan u fahmay gabdhaha somaliyed ee xadgudubka ba.an lagu hayo inay is gubaan, taasi xal maahan ee umada yaanan la waalin,

    Reply
  14. Abukar says:
    February 25, 2013 at 02:11

    Ninkas gabarta si xun ayuu ugalay. Alah ayaa ka jaasinaya. Naartana ha u diyar garobo. Nacladna haku dhacdo. Ninkii iyo sineysatay. Oo barer ah. Ha gursadaano.

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .