• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Qiso Murugo Badan: “Filsan Alla Sidaan Miyuu ii Galay….”

February 18, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA: Qeybta Warqabadka Shabakada Balcad.com Inta badan waxaa soo gaara Dhacdooyin layaab leh kuwaasoo laga dhaxlo Waaya aragnimo & Feejignaan.

Sheekada qaabka ay u dhacday iyo sida ay tahayw axeey ku bilaabaneysaa sida tan—-

Magaceygu waa Filsan waxaan ku noolahay Imaaraadka Carabta ee Magaalada Dubia waxaan jecleestay inaan soo bandhigo dhacdaan aniga igu dhacday si aysan Gabar Soomaaliyeed ugu dhicin markale .

Waqti aan ku noolaa Magaalada Nairobi ee dalka kenya ayaan xariir bilaaw noqonay Wiil soomaaliyeed oo magaciisa aan kusoo koobayo Axmed Sharaf waxaana ugu danbeyn alle qadaray inaan dareemo jaceyl aan isaga u qabo ,

Mudo dheer oo aan wada soconay aniga iyo Axmed waxaan wada qaadanay waqtiyo xasuus leh waxaan ahyn dad lagu xanto inaan si qarsoodi ah umideysanahay waa qodba siree ,

Weligeey kuma aan fakarin waxaa ku qiyaami doono Axmed Sharaf balse ugu danbeyn waxaa dhacday inaan u anba baxo Dalka Imaarqaadka carabta oo aan howlo shaqo utagay , Qoyskeeyga ayaa ila door biday inaan ganacsiga ku biiro sifiican ayaan u fahmay sida loo ganacsado.

Intaasna waxaan wada xariiri jirnay Wiilka isagoo Jooga Magaalada Mombasa , waxaan rabay inaan Ganacsigeyga ka dhigo mid udhaxeeya Kenya & Imaaraadka , Wiilka ayaa maalin iasoo wacay isagoo iigu hambalyeenaayo inuu shaqo ka helay Shirkad ka shaqeysa Dakada Mombasa una qaabilsan Soo banaan bixinta alaabaha dibada ka yimaad.

Dhowr bil kadib waxaan is dhahay isla wada shaqeysta adiga & Axmed sharaf oo waxaan soo diray Dalab aan cadadkiisa kusoo koobayo $36.000. Sodon iyo lex kun isagaan ku aaminay si uu iigu banaan baxsho marnaba xumaan kama filaneen waxaan aaminsanaa inaan nafteyda oo ka qaalisan hantidaan ku aaminay .

Balse Bini adamku ma’ahan mid dhamaantood lawada aamini karo , lacagtii & Lamaankeeygii waxaa iigu danbeeysay markii ay gacantiisa gashay waqti ayaan ku baxshay sidii aan dib ugu heli lahaa isaga oo kaliyah , Balse waxaan in badan ka shalaayay ogaadana ineey lacagtu tahay wax kala geyn karta Lamaanaha is jecel nuuc walbo oo eey ukala wado.

Wiilal & Gabdhaha waxaa muhiimsan inaadan Lamaankaaga nolosha mooyee hadaf kale aadnaan kawada hadlin kahor midoowgiina hadii kale waxaa dhici kara sideeyda oo kale ineey idin qabsato Mahadsanidiin.

Qamar Wacan
Oslo Norwey

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3155

logo4

18 Responses to Qiso Murugo Badan: “Filsan Alla Sidaan Miyuu ii Galay….”

  1. hanaa says:
    February 18, 2013 at 02:11

    waan ka xumahay abaayo haday kaa dhabtahay wax ka daran baa la arkjaa u dulqaado waad na ku mahadsan tahay sidaad ugu diiratay in aad noo soo gudbiso qisadaada mahadsanid mid ka sii wanaagsan iyo lacag tii hore ka sii badan alaha ku siiyo qaali mahadsanid

    Reply
  2. Hussein moha says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Abayo waxaa ladhahay boqol walalkaa ku baratay kaama ba’in waxey kuu tahay digitaankada kowaad fadlan iska dulqaado

    Reply
  3. kulle says:
    February 18, 2013 at 02:11

    ina lilahi wa ina ilahi raji cun. walal allah kusahlo maal kasa kafican iyo lamana wacan.

    Reply
  4. axmed kooshin says:
    February 18, 2013 at 02:11

    ani kooshin ahaan waxaan dhihi lahaa horta hore wax hala hubsado ninka in uu noolyahay mala ogyahay waxaa laga yaabaa in uu xamsi ku jiro marka abaayo raadi ilaah hakuu sahlo jaceylka waa wax jiro dadkane mawada oga kuwo ayaa ku daneysta jaceyl ku ayaa qiimeeya mar walbo alle ka baq hadii aad su aal qabto iga soo wac tel 0027718107976 mahadsan

    Reply
  5. Saciid ali says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Wey kugu ficned walidka hantidisa ayad nin ku donatay wadna ku weysay imasad dhacden hanti iyo mal rag xolihis mid kale ayu sin wana mahad san yahay aymad

    Reply
  6. C/risaaq cali says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Waxan umaleynaya gabadha iyo wilka waxa ay iskujeclayen macasi ilahay xarantimeydy hlaheyna iyada ayu kucibritusayay hadi aysankaharina waxa ilahey rebay in intas&wax kabadan ay kudhicidonan waxan kudhiì lahaa ala utobaken wixi ale kufaray same kahar waxa ad kujirto si ad ulibantit aqiro iyo adunba

    Reply
  7. dahir biidhe says:
    February 18, 2013 at 02:11

    walashey waxa laga yawa saxibkada in u dhib qabsaday in u xiran yahay in o xanun sanyahay ama in u dhintay marka walashey juhdi ku bixi o radi ila ad ka ogato waxa u ku sugan yahay hadi u ku qiyanayne u la dhuntay hantidada ale hanti ka bdn o ka qer bdn ha kugu badalo iyo lamane ka fcn o dinta islamka yaqan kuna darensiya nolasha macanteda

    Reply
  8. General aadan dheere says:
    February 18, 2013 at 02:11

    asc dhaman walalaha somaliyeed ani aadan ahan gabadha waxan warsana su.al ah wilka aad amiintay ahlu salad ma ahay nin diinta ale wax ka yaqan ma ahay walidkiis xarir ma idinka dhaxeyey jwb

    Reply
  9. Mohamed says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Wallahi waa dhibaato oo qof walbaa oo aduun joogo ow la kulmayo marka haddi gabadha walasheeya hadalka ay soo gudbisay haddu dhab yahay waxaa la rabaa in la hubsado oo la ogaado sida ay wax u jiraan maxaa yeelay hubsiimo nimaad hal dhan o geela siistay si ow wax u hubsado kaliya marka walasheey waxaan dhihi lahaay wax hubso oo si wanaagsan u raadi waa intaasoo uu dhibbanyahay amaba ow xanuunsanyahay amaba ow dhimtay. Lamana dhihi karo waa ow qayaanay maxa yeelay waxa ow ku suganyahay rabbi oo kaliya baa ku caalima haddow sameeyay taasi walaashey xaga allah subxanahu watacaalaa iskaga sabar haddad sabartaana allah wax ka kheyr badan ayow kugu bedela dadkuna isku mid maahan qof fiican iyo qof xumba wa ow ku jiraa marka samir walaashey inkastoo samirku uu ka qaraaryahay geedka la yiraahdo sibir allow wixi kheyra nagu aadi AAmiin AAmiin INSHAA ALLAAH

    Reply
  10. maxamed deeq says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Asc ani waxaey ila muuqata hadan cabiri fakarkeyga in agbadha ay dayacday jacelkeedii iyo lacagtiiba wan sababeynaya 1 waxa kamuuqdo qoralkeda in aysan aqoon axmed walidkiisa wayo hadey aqon laheyd walidka axmed sifud ayey uheli laheyd 2 waxa kamuqata in ayasan kusaleyn xariirka ama jacelka diita wayo diinta waxaey ogashahay in xariirka labada qof laso afjaro 3 waxa kamuuqdo gabadha in aysalan latashan waalidkeed marka ay lacagta siisay axmed hasayeeshe hada ha isbarqabato alle hakabaqdo qofka ay xariirka lasameyneyso hakudorato dhaqan iyo diin

    Reply
  11. Farah noor says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Waa arin dhici karta ee waxaad samesa samir wanaagsan. Allah ayaa kaa jazeen doona. Mahadsanid

    Reply
  12. Isman/bdi says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Abayo jacel kokuqabaya ayara eiska samir

    Reply
  13. C/llahi cagayare says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Adban ugu xumahay wlhi dhacdadan ugu dhacday o ad ku weyday sxbka iyo hantidada blse wa imtixan u alla kugu firinayo hana u shaleynin mcnto u sabar sadaxaqane u niyeyso asigane allah so tosiyo wa rag xumaday raga o dhane wu xumeyay adigane badal qeyr qabo alaha ku siyo iyo jacel kisa ka balaran

    Reply
  14. Xasan xaaji says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Asc akhayata marka xiga Waxaan maqli jiray LABIDII ISJECEL MAAL AYAA LES KUGU DARAA AYAGAA IS NICIDOONEE
    marka walaal taasoo kale ayaa ku haysato ee iska samir walaal hadeyba runtahay

    Reply
  15. Mubashir says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Asc wr wb daman walalaha wlhi wan ka xumahay haday runtahay waxan ku leyahay Abayo iska samir wax walbona way dcne dignina way ku tahay

    Reply
  16. Alcadala says:
    February 18, 2013 at 02:11

    Nayaaaaaaa raga sharaftooda haku ciyaaarin

    Reply
  17. Maslax cali nacnac says:
    February 19, 2013 at 02:11

    Ha lees aamino wa fican tahay lkn waxa ka fican yaa lees aami nin sax somali ben wa shegta lkn ben kuma maah maahdo

    Reply
  18. Dalnuurshe says:
    February 19, 2013 at 02:11

    Asc walal mcn aadban uga xumahay wana wax macqul ah lkn hal su,aal wiilka aad sidaas u aamintay walidkis iyo adi wax xirira ma idinka dhexeyay ama wax qarabo la eh jwbtu waa xagaga +27717252542 kusoo dir jwbtada

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .