• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Qorsha Cusub ee Dowlada & Taliyayaasha Hey’addaha Amniga oo la badalayo. “XOG”

March 2, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA: Ilo Wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa inoogu xog waramay in Madaxda Dowlada ay isku qilaafsan yihiin in la badalo Taliyayaasha Hey’addaha Amniga taas oo Madaxweynaha uu ka soo horjeedo waxaana arintaasi soo jeediyay Ra’isul Wasaaraha.

General ka mid ah Hey’adda Nabad Sugida Qaranka oo aan arintaasi wax ka weydiinay ayaa inoo sheegay in ay ka war hayaan warkaasi balse ay dhowrayaan waxii ka soo baxa Madaxda Dalka waa sida uu halka u dhigee.

Si gaar ah ragga uu Ra’isul Wasaaraha soo jeediyay in xilka laga qaado ayaa ah Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed, Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed & Abaanduulaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed asagoo doonaya in Wajiyo cusub oo la jaan qaado Dowlada Cusub la keeno waana arinta uu Madaxweynaha ka biya diidan yahay in la badalo Ragaasi.

Isku soo wada duub Saddexda MAs’uul ee ugu tun weyn ee Hogaaminaya Awooda Ciidamada Xooga Dalka si gaar ahna uga dhex muuqda Dib u xureeynta lagula jiro Kooxda Alshabaab ayeey seefta dusha ka saartanahay waxaana si weyn u taageersan ragani Madaxweynaha waxaana ka soo horjeeda Ra’isul Wasaaraha.

Qore M M YUSUF
XOGTA QARSOON
BALCAD MEDIA.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 390

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

2 Responses to Qorsha Cusub ee Dowlada & Taliyayaasha Hey’addaha Amniga oo la badalayo. “XOG”

  1. lafoolke says:
    March 2, 2013 at 02:11

    daarood ku badal..

    Reply
  2. mahamud ali omar says:
    March 2, 2013 at 02:11

    Beenta m m yuusuf oo mar walba jecel khilaaf iyo laysku baaba,o ayay ahayd taa laakiin inta nabadda u xaglisay waxay saadaalinayan in markan soomaaliya ay dhibka. Cadawga uu u dhigay iyo cadaw kalkaalka ay ka gudbayaan iyadoo la kaalmeysanayo ilaaha weyn oo waxa uu doona soconaya.

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .