• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Ra’iisul wasaare Saacid oo sheegay in maamul loo sameeyn doono Caabudwaaq

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaliya mudane Cabdi faarax Shirdoon Saacid oo ku sugan Gobolka Galgaduud waxaa uu sheegay in dhawaan ay maamul u sameeyn doonaan Gobolkaasi Galgaduud, waxaana uu sigaara u  xusay degmada uu asal ahaan kaga soo jeedo Gobolka Galgaduud.

Saacid ayaa sheegay in dadka reer Caabudwaaq loo sameeyn doono maamul iyaga ay soo doortaan, waxaana uu xusay in maamulkaasi ay iyaga aysa soo dhexdoorankaraan, isagoona tilmaamay in cid maamul aysan rabin loomagacaabi doona aaneyn jirin.

Wafdi balaaran uu horkacayo Ra’isul Wasaare Saacid ayaa ku sugan gobolka Galgaduud iayagoona kulamo la qaadanaya Wax garadka Gobolka Galgaduud iyo Sidoo kale maamulka Ahlusuna ee gobolada Dhexe ee Dalka Soomaliya.

Inta Jeer ee la Aqrisatay 15

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .