• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Ra’isul waasare Saacid oo Maamul u magacaabayo degmada Caabudwaaq (Xog)

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Ra’isul wasaaraha xukuumada Soomaliya mudane Cabdi faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta gudoomiye u magacaabay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Cabdi faarax Shirdon Saacid ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan gudoomiye uu u magacaabo nin magaciisa lagu magacaabo Faarax Jaan go,an, waxaana wararku sheegayan in saacado kadib lagu dhawaaqi doono.

Ninka lamagacaabay ayaa kamid ah dadka degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud ee uu ka soo jeedo ra,isal wasaare Saacid.

Xogtaasi wixii ku soo kordhaa waan idiin soo bandhigi doonaa insha,allah.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 328

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .