• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Ra’isul wasaare Saacid oo Muqdsho tagay kadib socdaal uu ku tagay gobolka Galgaduud

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA (Mogadishu): Ra’isul wasaaraha xukuumda Soomaliya iyo wafdi balaaran uu hogaaminaayo ayaa manta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaliya, kadib socdaal uu ku tagay gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaliya.

Wafdiga Ra’isul wasaaraha ayaa siweeyn loogu soo dhaweey markii ay ka soo dagteen garoonka diyaaradaha ee Aadan cade eleboor ee magaalada Muqdisho waxaana garoonka ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaliya.

Cabdi faarax Shirdoon Saacid ayaa maalmihii ugu danbeeyay socdaal waxaa uu ku tagay gobolka Galgaduud ee bartaha dalkeena Soomaliya, waxaana uu halkaa kulamo uu kula soo qaatay masuuliyiin ka tirsan maamulka Ahlusuna iyo sidoo kale waxgaradka gobolkaasi.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 321

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .