• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Safaaradi Soomaliya ay ku laheed Kenya oo lafurayo

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Safiir Soomaliya ee dalka Kenya u fadhiya Mudane Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa sheegay in ay ku guuleysan in ay hataan dukumiintiyadii lahaanshaha dhulkii safaarada Kenya ee Soomaliya ay ku laheed, waxaan uu xusay in dadaal badan ay ku bixiyeen howshaasi.

Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa sidoo kale sheegay in waqti badan ay u doodayeen in ay helaan dukumiintiyadaasi dhulka safaarada Soomaliiya ay ku leedahay Kenya,waxaana uu xasay in haatan gooob gumeel gaar ah ay ku shaqeeyaan balse ay u wareegi doonaan safarada Soomaliya ee dukumintiyadeeda lagu wareejiyay.

Sidoo kale waxaa uu xusay in ay haatan ku bilaabayaan dhismo dhulka Safaaradu ku taalay si ay waqti dhaw ugu shaqeeyaan, waxaana, uu tilmaamay in faa’ido ay u leedahay dhismaha Safaaradaasi Shacabka Soomalidaa ee kunool Dalka Kenya.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 36

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .