• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Shabaab oo Sheegay in ay kordhinayaan weerarada ay ka geeystaan Magaalada Muqdsho

March 7, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

(Mogadishu) BALCAD MEDIA: Sheekh Cali Jabal oo xarakada Shabaab ugu magacaaban  gobolka Banaadir oo ay dibad joog ka yihiin ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay wali ka wadaan howlqagal kaasi oo uu sheegay in qasaare ay ku gaarsiiyeen ciidamada dowlada iyo AMISOM.

“Jihaadka Magaalada Muqdisho waxaa xoogeystay mar walba mujaahidiintu waxay weeraraan xarumaha cadawga khasaara dhimasho iyo dhaawac ahna waa soo gaaray”sidaasi waxaa yiti Cali Jabal hogaamiyaha Shabaab ee gobolka Banaadir.

Sidoo kale Cali Jabal ayaa sheegay in Muqdisho ay ka wadaan dilal qorsheeysan iyo qaraxyo uu sheegay in ay la beegsanayaan ciidamada Dowladda sida hadalka u dhigay, waxaana Soomaliya uu xusay in haatan wadomo shisheeye ay doonayaan in ciidamo ay u soo diraan, waxaana uu ku goodiyay in dagaalka ay Muqdisho ka wadaan ay xoojin doonaan, isagoo sheegay in qaabab cusub ula dagaalami doonan.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 317

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .