• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Alshabaab oo Shacabka Galgaduud ku soo rogay Awaamiir Cusub.

February 25, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA:  Sida aan ka soo xiganay dadka ku nool degmooyinka Ceelbuur iyo Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in AL Shabaab ay ku soo rogeen xayiraad dhanka isu socodka dad weynaha, waxaana Al Shabaab ay dad kaasi ku amreen in ay joojiyaan isu socodka degmooyinkaasi.

Mid kamid ah waxgaradka ku nool mid kamid ah degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Galgaduud ee Shabaab amarada ku soo rogeen ayaa BALCAD MEDIA u sheegay in amarkaasi uu ka soo baxay hor joogayaasha Shabaab ee gobolka Galgaduud,kadib kulamo ay qaateen.

Deegaanada iyo demooyinkaasi waxaa kamid ah, Ceelbuur, Ceel Dheer, Ceel Garas, Ceel leele, Galhareeri,iyo Jacar, Darri, iyo Wabxo, iyo deegaano kale.

Awaa miradaan ayaa la sheegay in ay imaanayaan kadib markii Saraakiisha Shbaab ay ka war heleen in ay soconayaan qorshayaal waxgaradka deegaanadaasi ay kacdoon dagaal ay sameeyn rabaan, oo ay kaga soo horjeesan rabaan Shabaab-ka Galgaduud.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 312

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .