• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Shacabka degmada Howlwadaag oo qaati ka taagan gudoomiyaha degmadaasi

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Degmada Howl wadaag ayaa waxaa ka sii socda ololaha bilic soo celinta degmdaasi, waxaana degmadaasi ka jira haatan wadooyin waa weeyn oo la baneeyay iyo sidoo kale guryo la burburiyay oo ku dhexyiilay goobo wadooyin ku dhaw.

Dadka degmadaasi ayaa cabasho balaaran ka muujinaya gudoomiyaha degmada Howlwadaag Mudane Jacfar, cabashadaasi oo isugu jirta dhinacyo kale duwan, qaar kood dadkaasi cabashada qaba ayaaa warbaahinta u sheegay in la weeydiiyay lacago farabadan oo aysan awppdin taasi oo loogu sheegay in wadooyinka lagu falayo, nadaafada degmadaasina lagu soo celinayo.

Gudoomiyaha degmada Howlwadaag ayaa amar ku bixiyay in la xiro cidii lacagtaasi bixin iyadoona lagu xirayo guriga ay degan tahay, waxana durba guryahooda lagu xiray dad masaakiin ah oo lacagahaasi awoodin, waxaana guryaha lacagtaasi laga qaadi waayey haatan qaarkood saran qonful lagu xiray.

Maamulka degmada Howlwadaag ayaa sidoo kale waxaa ganacsatada suuqa Bakaaraha ay sidoo kale ka cabanayaan lacago tira badan oo lagu soo ragay oona maamul uu ku sheegay in ay yihiin canshuur.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 328

logo4

One Response to Shacabka degmada Howlwadaag oo qaati ka taagan gudoomiyaha degmadaasi

  1. daacad says:
    March 6, 2013 at 02:11

    can shuurta wax kale mahan waxa lagu hergalina umada somalided wax wax u tarayo hadi wado yinka loo dhiso birine waxa ku soxigta in guryaha dowlada idin disto mar waxa le yahay umada somaliyed in ee kafa ideystan fursadaha ee doladoda u wado hadena kafa ideysan shawab ayaa karu rinayo can shur ee didi karin can shurta dhibtin ayena idin ku lan donaa

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .