• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Shacabka Soomaliyeed oo walaac xoogan wali ka muujinaya hoos udhaca sarifka doolarkaa

March 7, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

(Mogadishu) BALCAD MEDIA: Shacabka Magalada Muqdishu ayaa xiligaan ku jira waqti aan nolol ahaan u wanaagsaneeyn, dadka qaxootiga ku ah Muqdisho ee dagan xerooyinka barakaca ayaa dhibatidaan ay siweeyn u saameeysay.

Dhibaatada ugu badan ayaa ah mid ku aadan sarifka lacagta Dolarkaa, iyo sarakac kuyimid raashiinka iyo qeeybha kala duwan ee daruuriga u ah nolosha, waxaana jira saameeyn weeyn oo hoos u dhaca sarifka laga dareemay dadka danta yar ee Soomaliya.

Dadka dibadaha lacaha looga soo dhiibo ayaa igayu siweeyn dhibaatadaan ay u saameeysay, waxaana xukuumda Soomaliya oo sheegtay in ay wax ka qabaneeyso ay u muuqataa mid ku fashilantay waxka qabshada hoos u dhaac sarifka.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 330

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .