• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Masuuliyiin Ceeb-weeyn kala kulmay xukunkii Wariye Koronto (Xog muhiim ah)

March 4, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Taliyaha Booliska Soomaliya mudane Shariif Shiikhunaa Maye oo lug kulahaa Kiiska wariye Koronto iyo haweney kale oo ay kufsi kula kaceen ciidamada Dowlada ayaa u muuqda mid fashilmay oo xilkiisa waayn kara.

Haweney lagu magacabo Luul oo iydu shalay ay fasaxday maxakamada racfaanka oo la eedeeysneed wariye Koronto, ayaa shalay sheegtay in uu hanjabaad kula kacay iyadoo ku adgeeysatay in la kufsaday islamar ahaantaana loogu daray xarig, kadibna la siidaayey.

Haweeneyda ayaa shegtay in Shariif Shikhunaa Maye uu qol lagalay isla mar ahantaana uu u sheegay in iyada labad baadinaayo oo la sii daaynaayo islamar ahaantaana ay xirti falka kufsigaa, waxaana ay sheegtay in uu u goodiyay, waxayna madaxda dowlada ka cosatay in magdhaw lasiiyo madaxda Dowladuna ay farageliyaan arintaan oo ay shegatay in xaqeeda lagu tumtay.

Shariif Shiikhunaa ayaa u muuqda masuul xilkiisa dadka ku dhibaateeyo, malin lagu sugnaa maxkamada gobolka oo uu socday kiiska dacwada Koronyo ayuu u goodiyay wariyaasha isagoo sheegay in ay ka dareemayaan wariyaasha Cadiifad ay ka qabaan xariga Koronto isagoona Hanjabaad  xiligaa u jeediyay  wariyashi halkaa ku sugnaa.

Dhinaca kale garsooraha riday xukunkii Shalay lagu riday C/casiis Koronto ayaa Sheegay in xukunka Wariyaha in uu u soo cuskaday in wareysi uu qaaday in uusan sii deeyn oo uu gurigiisa geeystay sidaasna uu ku muteeystay Xarig lix bilood ah.

Dadka Sharci yaqaanadaa iyo masuuliyiinta qeeybaha kale duwan ee bulashada ayaa xukunkaasi intooda badan waxaa ay ku sheegeen in uu yahay mid cadaal daro ah muujinayana cadaalada dowlada shegatay heerka ay joogto.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3118

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .