• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Dumarka Labadaan Qodob Ninkii usameeya Weligeed ma Hilmaamto.

February 13, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Inta badan Wiilashada dhalinyarada ahi waa kuwa ku wareersan gacan ku dhigista Dumarka waa kasbashada Haweenkee hadaba Balcad.com waxay idin siineeysaa labo qodob oo muhiim kuu ah kuna kasban kartid Gabar walbood calmatid.

Haweenku waa kuwa muuqa ka siman balse Dabeecad wanaagsa iyo fur furnaashaha mid waliba gaar u ah , Sida ay qaab dhismeedka qaarkood uga simanyihiin ayeey Labadaan qodobna kaga wada simanyihiin badankoodu.

Qodobka ugu horeeyo waa mid ka turjumaya dabeecadaada waqtiga Haasaawaha Shukaansiga , Haweenku waxay aad ujecelyihiin midka ka qosliya waqti waliba farxad galsha oo usheega Hadal Macaan qalbigeeda gali kara, Gabadha ood Haasaawaha ku qancisaana waxaa sahal kuu noqonaya inaad nolol la wadaagto.

Dhanka Kale Qodobka labaad waa mid isaguna ka blaabanaya Nolol wadaaga kadib , Mar hadii aad noqotaan kuwa is fahmay ee Nolol wadaag ah waxay kaaga baahantahay inaad ku qanciso Nolosha hoose ee Guriga , haba ugu badnaato Gogoshee, Mar waliba ula dhaqan dabeecadii wanaagsaneed eey kugu soo raacday waji badalka aadbeey dumarku ugu niyad jabaan.

Gabadhu iyadoo ujeedo kumanaan wiil oo adiga kaa wanaagsan ayeey kaa xulatay Ragga kuguna xulatay dabeecad aad adigu tustay iyadoona ka duulaameeysa waxyaabihii aad bartay ayeey kugu soo raacday , hana uga bixin Ballamihii aad wadagasheen iyo kool koolintii aad uheysay Guurkiina kahor.

Waa hubaal hadii aad intaas sameysid ineey Gabadhu marnaba ku hilmaami doonin.

Abdulfatah Sablale
Cape town , South Africa
sablale@hotmail.com

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3165

logo4

14 Responses to Dumarka Labadaan Qodob Ninkii usameeya Weligeed ma Hilmaamto.

  1. wadani says:
    February 13, 2013 at 02:11

    k k k k k balcad.com war mur tidle keena maantooleysi marbne

    Reply
  2. Maxamed yare says:
    February 13, 2013 at 02:11

    asc marka hore kadib haaa wasax qofka sidi aad marka hore u aheed ha iska bedelin wayo mesha waxaa loga bahanyahay in wanaag la iskula dhaqmo ubad baari ahna aad heshiin

    Reply
  3. laybka dunida umii says:
    February 13, 2013 at 02:11

    k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k

    Reply
  4. sharmake says:
    February 13, 2013 at 02:11

    sablaale sxb caqligaagu ma dhaafi la.yahay Arimaha dumarka iyo sheko caruured,waxadna sheeganeysa nin saxafi ah.ALLOW CEBTA ASTUR.

    Reply
  5. Liibaan carabeey says:
    February 13, 2013 at 02:11

    Aqayaarta qoraaga sheekadaan qoray waa ku qanacsanahay waana wax jira waana aaminsanahay aniga ragow dumarkeena qanciya weji bedelkane iska dhaaf mahadsanidiin shaxda idinla siiyayne ha dhinac marina dhoobeyda yeeysan qalbiga idinka madoobeeyn kkkkkkkkkkkk thanks balcad.com

    Reply
  6. crizaqcade says:
    February 13, 2013 at 02:11

    kkkk mala yaabteen horta aniga marhore ayan layabay saxafi saxafi aya ku dhacay dadka nin walba waxbu iskaso qoranaya sheko caato ah ayu niyadisa akso helaya warbu oga dhigaya dadka qodobadan kuwa kamuhimsan ayan ku hayna ka cawini karan lamanaha inay isku sodhawadan marwalba inta mowdta imanayo

    Reply
  7. abdulghani says:
    February 13, 2013 at 02:11

    anigu waxa dhib ah uma arko suxufigu inuu ka sheekeeyo arimaha qoyska maxaa yeelay waa waxloobaahanyahay arimaha qoyska. maxaayeelay? waxaad arkeeysaah lamaanayaasha soomaliyeed oo isguursadey soonka oo misanah isfuray soonfur maxaasababay arintaas? waxaasababay kala duwanaasho xaga dabeecadda waa fiicantahay inuu suxufigu iftiimiyo waxaalaha uu qoysku ku badbaadikaro wuuna ku mahadsanyahay balcad madia wabilaahi qoowfiiq.

    Reply
  8. axmed kooshin says:
    February 13, 2013 at 02:11

    sxbta waxaan ka codsanaa in ey iska daayaan aflagaadada qofkii rabo ha qaato qofkii rabinin ha iska daayo saxafiga yaana lagu mashquulin mahadsanid balcad.com by

    Reply
  9. Mohamed says:
    February 13, 2013 at 02:11

    Asc all muslims intaa kadib qoraaga waxa ow noo sheegay waa wax saxa ee dadow ku dhaqma yaanan la niyad jebin dumarka intaad mannaanka warar macaan ugu sheekeysaan ha is bedelina oo weli kale ha ula soo bixina inanta idinka dooratay raggoo idil waana muraal jab haddi ay gabadhu kuugu aragto ado wejji kalo sitto oo aan aheyn keey shalay kuugu gu soo raacday amaba kuugu baratay dhallin yarooy dadaala ayaan idin leeyahay allena woow idinla garab gelaa inshaa allah allow nagu toosi wixii xaqqa AAMIIN AAMIIN INSHAA ALLAAH

    Reply
  10. somaliya says:
    February 13, 2013 at 02:11

    adeerayal in yar an idinku daro wallahi 2 guur ban soo maray naag somaliyed waa lacag ku haaya hadi ay lacag ka weeyso dhaqan wanagsan ma jiiro ilaa iyo marki danbe ad dhiigto macnaha ad is fuurtan mar sxb sheekada beenta ad meesha ku heysan iska daaya

    Reply
  11. Hussin abdulahi maxahamad says:
    February 14, 2013 at 02:11

    Waw wa hadal murti leh sxb runti balcad waa best shabakad of somaliya runt wan ka heley bar namisha deyda

    Reply
  12. kule mohamed@hotmail.com says:
    February 14, 2013 at 02:11

    asc tani wa mid wanagsan lkn lama sameyo

    Reply
  13. abdifatah.suftu says:
    February 15, 2013 at 02:11

    Kkkkkkk wad wad mahadsantihin tan iyo tu kafican soo diyariya

    Reply
  14. run sheeg seys says:
    February 15, 2013 at 02:11

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaas mar walba ayaaan sameeyaa mana arkin gabar isoo raaceyso waxaan jeclhay gabar wax ana usameyn majiraaaan mana arkin wax is bedel ah marar ka qaar waxaan is dhahaaa tan bool maa ka maqan kkkkkkkkkkk balcad.com wax fcn keeenaa sanadkaaan gabdhaha beerta ey na kilinoyaaane

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .