• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Somaaliland oo ka soo hor jeesatay in Soomaliya laga qaado xayiraada Hubka

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Maamul goboleedka Soomaliland ee ka dhisan Soomaliya ayaa xayiraada hubka Soomaliya laga qaado ku tilmaamay mid keeni karta dhibaato Soomaliya soo food saarto.

Wasiirka Gaashaandhiga ee maamulka Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Soomalilnad ayaa sheegay in haddii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oggolaado in la qaado cunaqabateynta hubka ay ka dhalan doonto cawaaqib xumo saameyn ku yeelata Bariga Afrika.

Hadalka Soomaaliland ayaa imaanaya xili maanta Golaha amaanka ay ka doodayaan arimo ku saabsan xaalada Soomaliya iyo in laga qaado xayiraada Saaran Soomaliya inka badan 21 sano.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 318

logo4

One Response to Somaaliland oo ka soo hor jeesatay in Soomaliya laga qaado xayiraada Hubka

  1. C/llahi cagayare says:
    March 7, 2013 at 02:11

    Mamulka somaliland waxa an leyahay adunka wu is badalay e inta ad iska deydan qad cunida hurdada ka toso somalia wa mid shacabkedane wa hal wadankane wa mid cid cid ka xigtane majidho e fadlan caloshina kasaro cuqdada an nabad ku nolano dowladaha jarkane an latartano oo an cadawga iska dhicino

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .