• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Somaliland oo xukuntay xildhiban ka tirsan Dowlada Soomaliya

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamadda  Maroodi jeex magaalada Hargeysa ayaa xukun ku riday Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed oo ka tirsan Baarlamaanka Federalka  Somaliya,kana mid ah xildhibaanada ka soo jeeda deegaanada Maamulka Soomaliland halkaana ka soo galay baarlamaanka Soomaliya.

Maxkamada ayaa Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed waxaa ay ku xukuntay lacag gaareysa 1 Milyan oo lacagta Soomaliland laga isticmaalo ah waxaana sidoo kale waxaa lagu xukumay in 24 saac gudahood looga musaafuriyo deegaanada Maamulkaasi.

Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed ayaa lagu wadaa in magaalada Hargeeysa in uu isaga soo baxsado islamar ahaantaana uu soo gaaro magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 325

logo4

One Response to Somaliland oo xukuntay xildhiban ka tirsan Dowlada Soomaliya

  1. Mowla xanshi says:
    February 24, 2013 at 02:11

    Asc walee walee waxkalana waasugaa

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .