Advertisements

Talo Anfaceeyso Ragga aan ku Qanacsaneyn Nolasha Xaasaskooda.

02/28 02:113 commentsViews:

BALCAD MEDIA: Dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa dhanka Guurkooda saameeyey Nabad la’aanta dalkii ka jirta waxa ayna noqdeen kuwa aanan 84% aanan guursan kuna soo weynaada Nolol Doobnimo ah.

Aqristoow waxaa si is daba joog ah cabasho usoo gaaraya Shabakada Balcad.com Ragg badan oo talo ka rabo Dhanka Gogogosha , Nalama fiicno inaan ka hadalno arimahaan balse Dhibanaha ayaan jeclahay inaan Fikrad ahaan ka dhiso waxa ay inaga dalbanayaan.

Waa Muhiim niyad ahaan ma wanaagsana inaad is raaciso kulanka waqtiga aad ku jirto waxaa haboon inaad Maankaaga jeediso kuna mashquuliso waxyaalihii aad waqtigaasi maskaxda ku heysay Sida arinkii ugu danbeeyey eed ka fakareysay.

Dhanka kale Waxyaabaha ugu badan ee qofka ragga ah niyad jabsha kulankiisana soo afjara waa inuu Qalbiga ku qabsado gaban gabada Ijmaaca iyo inuu Tiiro dhigi rabo .

Talo ahaan waxaa wanaagsan in Jirkaaga hasoo kogin ha is ad adkeyn oo Jirkaaga jilci awooda badan eed ka codsanayso maskaxdaada waxeey kugu dhalineysaa ineey soo da dajiso Biyaha.

Dhanka kale awoodaa inaad sameyso waqtiga uu kulanku socdo 3 daqiiqo kadiba Qaab cusub u badalo mar walbo ood hakad ku imaadana waxaa kuusii badanaya inaad hada iyo koow soo bilaawdo .

Isku Soo Wada Duub Waana hubaal inaad isku cel celis Saacad iyo inkbadanba gaarsiin karto Ciyaartaada hadi aad awal 5 Daqiiqo dhaafsiin lahyd.
Xaquuqda Qormadaan Waxaa Leh Raaxada.com

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3450
Balcad Media Network
Email : balcad@live.com

Leave a Reply