• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Top News: Madaxda Alshabaab oo ka soo dhex Muuqday Hargeysa.

February 19, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

BALCAD MEDIA:  Warar soo baxay ayaa sheegaya in madax ka tarsan kooxda Al-Shabab ee dalka Somalia, lagu arkay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka isku magacaabay Somaliland.

Sida Ilo-Wareedyo dhowr ah oo Bacad Media la hadlay ayaa sheegaya in maalmihii dhowaa ay xubno sare oo ka tirsan madaxda Al-Shabab ay halkaasi gaarayeen.

Madaxda Alshabaab ee la sheegaya inay joogan Hargeysa waxaa ka mid ah madaxa kooxdaas Axmed Godane oo sidoo kale loo yaqaan Abu Zubeyr, oo deegaan ahaan kasoo jeeda deegaanadaas.

Dhanka kale Waxaa sidoo kale la carabaabay Fu’aad Shongole, oo isna reer Puntland ah iyo xubno kale oo ka mid ah dagaal yahanada sare ee kooxda.

Isku wada duub Inta badan dagaalyahanadii Shabaab ee dagaalka ka waday Muqdisho, oo kala kala yimid Somaliland, Puntland, Bay iyo Bakool iyo Jubbooyinka ayaa ku laabtay deeganadooda, markii dagaalka looga adkaaday.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 372

logo4

12 Responses to Top News: Madaxda Alshabaab oo ka soo dhex Muuqday Hargeysa.

  1. cawil yuusuf says:
    February 19, 2013 at 02:11

    waxaan odhan lahaa waa caadi haday yimaadan waa dhulkoodi

    Reply
  2. Isxaaq says:
    February 19, 2013 at 02:11

    Masha allah

    Reply
  3. Siccid says:
    February 19, 2013 at 02:11

    Waxaa mesha ku haysan been iyo babagaando saaid ah

    Reply
  4. muriidi maye says:
    February 19, 2013 at 02:11

    mahayan melkaloy adan lakin waxa laraba in ay dowlada kasoqaqabato melahas ey awalkodi kayimaden ileyn wa dalkiye ayaga malaheee
    waxana doneyna dalka odhan iney dowlada kataliso

    Reply
  5. Somaliweyn says:
    February 19, 2013 at 02:11

    War hadeey nabad ku joogayaan loo madiidana lkn waxaan dhihilahaa shacabka kunool deegaanada nabdoon nabadooda ha ilaashadaaan

    Reply
  6. sheequna says:
    February 19, 2013 at 02:11

    cawilow laga yeeli maayo meel walbo oo somaliya ka mid ah oo ay tagaan waa looga daba tagaayaa hargeysana waa dhul somali ee yay idin ku dhicin tii horay idin kugu dhacday oo kale hadhow ha dhihina waa nala xasuuqay iyo waa la isugu kaaya tagay ee iska soo erya mujrimiinta idin ku dhex jira sas ayay somali nimada ku jirtaa hadii aad dii daan se waxay noqon doontaa tii SNM oo kale in tay caruur toodii iyo dumar kooda xabad ka dhex bilaabeen hadana yiri waa nala xasuuqay kkkkkkkkkkkk

    Reply
  7. mahamud ali omar says:
    February 19, 2013 at 02:11

    Barobogaandada ay wadaan gaalada waayahan ayaa ah in madaxda alshabaab ay jogan puntland(galgalato) iyo somaliland(hargeysa)laakin taasi waa been la dhoodhoobay.alshabaab weli waxay ku sugan yihiin goboaladii ay ku sugnaayeen weyna ku sugnaanayaan weligood maxaayelay waa soomaali dalkana waa soomaali cid u diidi kartana ma jirto.

    Reply
  8. daacad says:
    February 19, 2013 at 02:11

    somalia mahan hade somali yahin dadka xaq daro kuma dilen murtad neh hada rabtid godane iyo xulu fadisa waye mel walbo neh walagu daWa taga insha alh

    Reply
  9. sharmake says:
    February 19, 2013 at 02:11

    somaliyey sheekada sidad maleyneysan mahaan flimka waa dhamaad somaliya burburkeeda waxaa lug weyn ku lahaa Mareykan iyo ingiriis alshabab waxa Abaabulay ingriis,Argigixiso la dirir waxaa Abaabulay mareykan sida awged 20sana dalka danti laga lahaa waa laga gaari wayay since 1991 siyaasada somalia waxaa laga maamulayay USA IYO Uk. Hadane ayaga ayaa uso jeestay inay somalia nabad kadhigan xasiliyan dadta ay ka leeyihine kasameystan sida wadama badan oo african ah, marka shabab waxaa loo diray inay gobolada goosadka ah qalqal ka dhex abuuran kadibne dowlada dhexe somalia aya xasiliso dhamaan gobolada ileyn tala farahoda wey ka baxde,

    Reply
  10. muxyadiin sh says:
    February 20, 2013 at 02:11

    Sharmaake wax siyaasada fahansan adaa ka jirah sxb kuwa al shabab diin ahaanta ka aaminsan iyo qabyaalada laga tagay dabada ka wadaa ha ogaadaan al shabab ka iyo argagixi sadu inaysan ahayn fakar somaliyed ahayn ee fikar reer gabeed soo abaabuleen uu yahay hadeerna somaliya la rabo in la is raacsiiyo oo maamul goboleed kii la is yiraahdo awood buuleeyahay intuu ogolaanayo inuu dowlada hubka wareejiyo waxaa lagu khal khalinayaa awoodiisana lagu burburinayaa niman kaan argagixisada ay u bixiyeen

    Reply
  11. Hassan says:
    February 21, 2013 at 02:11

    Alshbb wey dhamatay siyadodi waxeyna odhan lahaa iska dheba hubka

    Reply
  12. ila soco says:
    February 26, 2013 at 02:11

    filinkii al shabaab iyo al qaacida waa dhamaaday waayo waxaa la dilay atoorihii filinka Mucamaral Qadaafi

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .