Shabaab oo xiray ganacsiga xiliyada salaada.
This article was Published at: 16-04-2009 and has been viewed 691 times
Maamulka Al-shabaab ee gobolada Bay iyo Bakool ka arimiya ayaa markii ugu horeeysay waxaa ay magaalada Baydhabo ka soo saareen go'aamo dhowr ah oo ay ka mid tahay in aan xiliyada salaada la ariki Karin goob ganacis oo furan.

Shiikh C/siis oo ah madaxa dacwada ee maamulka Al-shabaab ee gobollada Baay iyo Bakool ayaa go'aamadaasi shaaca ka qaaday xilli uu warbaahinta kula hadlayay gudaha Magaalada Baydhabo.

Waxaana sidoo kale go'aamadaasi ka mid ah in haweenka ku dhaqan magaalada Baydhabo aysan socon Karin iyagoo aan wadan Xijaab Culus oo isku joog ah, waxaana la sheegay in goobtii ganacsi ee furan xiliyada salaada lagu jiro la arko la xiri doono mudo 5-cisho ah.

Shiikh C/siis ayaa waxaa uu sheegay in haweenka aan lagu arki Karin iyagoo wata dharka qafiifka ah iyo maryaha ay ka muuqdaan waxyaabaha birbirqaya haweeyneeydii lagu arkaana la xiri doono mud 12-saacadood.

Lama garanayo sida ay go'aamadaasi uga dhaqan gali karaan Magaalada Baydhabo maadama go'aamo kuwani la mid ah ay horay uga dhaqan gali waayeen.

COMMENTS ( No Comments available )
Page
 

Your e-mail :

Your Comment:




 
ARTICLES
Live Radio Codka Nabada
Saturday, August 14 2010
Kutabey iyo Nimco Dareen
Tuesday, August 10 2010
CALAAMADAHA UURKA BILAWGA AH
Sunday, August 01 2010
INTERVIEWS
SOMALI LINKS
4somaliwomen
Allwariye
Alxaq
Balcad
bbc
Burtinle
Buurta
Caliyaale
Camaloow
Ceelbuur
Ceelbuur
Ceelderaad
Ceelqaboobe
dalkanews
Dhagaxtuur
Falaar
Garowe
Gedo
Gedonet
Halgan
Hamarey
Hiiraamweyn
Hiiraan
Hilinkatoosan
Hillaac
hobyo
Horn Afrik
Jowhar
Jowharonline
Laascaanood
Maaryaa
Mareeg
Mareeg
Marka Cadey
Markacadeey
Miisaanka
Mudulood
Onkod
Qaadisiya
Qaranimo
Raxanreeb
Saafiflims
Saaxil
Saxafa
somaliatoday.net
somalifan
Somalitalk
© Copy Right 2010 www.balcad.com | All Rights Reserved
Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.