• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Wafdi ka socda Dowlada Turkiga oo saaka Muqdsho soo gaaray

February 23, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Waxaa saaka magaalada Muqdisho soo gaaray Ra’isal Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga iyo wafdi uu horkacayo, waxaana wafdigaasi garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin katirsan Dowlada oo ay ugu horeyso Wasiirka arimaha Dibada ee xukuumada Soomaliya iyo masuuliyiin kale.

Wafdigaan ayaa markii uu soo dagay soo dhaweyntiisa kadib waxaa loo galbiyay dhanka magaalada Muqdsho waxaa wadada km4 ee magaalada Muqdisho amankeeda siweeyn loo adkeeyay oo wafdigaan la marsiiyay.

Wafdigaan ayaa lagu wadaa in ay kulamo laqaataan qaar kamid ah madaxda dalka, waxaana wafdigaan lagu wadaa in sidoo kale ay booqasho ku tagaan goobo dhowr ah oo muqdisho kuyaala oo kujiraan goobo waxbarasho.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 323

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .