• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda balcad1111
SOMALI LINKS

Hogaamiyaha Ururka Raas-kaanbooni oo ku soo wajahan Muqdisho (Xog)

March 4, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Wararka laga helayo magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaa ay manta ay ka soo bixi doonaan wafdi uu hogaaminaayo hogaamiyaha ururka Raaskaanbooni Axmed Maxamed islaam Axmed Maboobe iyagoona ku soo wajahan Magaalada Muqdisho.

Illo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in wafdigaasi ay doonayaan in ay la kulmaan masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaliya oo uu ugu horeeyo wasiirka armaha gudaha iyo ra’isul wasaare Saacid.

Sidoo kale wafdigaan ayaa la sheegay in  booqashadooda ay ku imaanayaan magaalada Muqdisho ay imaatay kadib markii shirkii Kismaayo Axmed Madoobe ka furay uu noqday midaan natiijo badan keenin.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3102

Use Facebook to Comment on this Post

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .