• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

War Farxad leh Aqriso. “Aqristoow”

March 2, 2013 - Waxaa Qorey : Webmaster -

Balcad Media: Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Balcad.com ayaa heshay war ku saabsan Wada hadalo u dhaxeeya Maamulka Shirkadda duulimaadka Egypt Air iyo Dowladda Federaalka ayaa weli soo af jarmin, iyadoo wada hadaladan ay bilowdeen markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh booqasho ku tegay dalka Masar ee laga leeyahay shirkaddan duulimaad.

Sido kale Shirkadda Egypt Air ayaa howlaheeda marka ay noqdaan kuwo la isku afgarto ay noqon doonaan duulimaadyo isugu jira rakaab iyo xamuul, isla markaana qiimo jaban noqon doono duulimaadyadeeda.

Dhanka kale wararka kusoo dhacaya Xafiiska Balcad.com ee Muqdisho ayaa sheegaya in shirkadda diyaaraddaha Ethiopian Ethiopian Airlines ayaa dhankeeda wato dadaal ay ku dooneyso in ay ka mid noqoto shirkaddaha duulimaadyadooda ku yimaada garoonka diyaaraddaha Muqdisho.

Sababaha Shirkadahaan ay u doonayaan in ay u shaqa bilaabaan ayaa lagu sheegay Amaanka caasimada dalka Somalia ee Muqdisho oo soo wanaagsanaaday waxaa ka dhashay in shirkaddaha caalamka ay yimaadaan si ay maalgashi iyo howlo ganacsi ka qabtaan Xamar, waxaana hadda Muqdisho todobaadkiiba mar duulimaad ku taga shirkadda caalamiga ee Turkish Airline.

Inta Jeer ee la Aqrisatay 405

logo4

10 Responses to War Farxad leh Aqriso. “Aqristoow”

  1. garaad yusuf says:
    March 2, 2013 at 02:11

    waxay ila tahay waa wax wanaag san laakiin su aashu waxay tahay dalkii soomaaliya ma un muqdisho ayaa wax walbo loodaayay aaway wadankii soomaaliya ladhihijiray aaway dadkiisii maxaa loo iloobay mise marka hore waa in hawiye dhargaa ileen madhargayaanee walee madharagtaan ilaahna idin dharjin maa in ta aad qayaanada samaynaysaan xishood male mood iyo nool wixii dadka soomaaliyeed lahaa ee xamar yiilay keligood ayaa haysto ilaah kabaqa oo dadka guryihiisa siiya

    Reply
  2. haseet says:
    March 2, 2013 at 02:11

    warxishooooo kkkkkkkkkkk ha is ceebeym guri xamar kuugumayaale

    21sano garawe maxaad udhisi waaysay iyo laas caano hada adoo Somali ah imoow caasimadaada waxbaad ka leedahay laakiin Somali nimada haka tagin qabiil waa qurun

    Reply
  3. haseey says:
    March 2, 2013 at 02:11

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply
  4. goobe2 says:
    March 2, 2013 at 02:11

    sorry Graad muqdisho waa caasimadii dalka walina lama gaarin qorshahaada ah magaalooyinka kale laakiin way imaan doontaa soon insha allah. mida kale xamar waa magaalo kadhaxeysa soomaali oo dhan, dadka xamar dagani ma aaminsana waxa aad aaminsantahay sida qabiil, xataa fadaraal madoonayaan waa lagu qasbayaa mooyaane. midda guryaha aad leedahay waa lakala haystaa waxbadan baa laga hadlay, dawladaa ka hadashay, gudoomiyaha gobolka ayaa kahadlay, ninxoolihiina ama gabar xoolaheed cid haysan kartaa majirto.
    Marka sxb calm down. warxumada jooji soomaali in ku filan way kalagaartay uma baahna wax aan wanaag ahayn maanta. sxb well come to Mogadishu waloow aan aan ogahay people like you never been to Mugadishu but like to crits.

    Reply
  5. cabdulahi maxamud says:
    March 2, 2013 at 02:11

    asc dhaman bahda bogan qimaha badan ee balcad salaan kadib waxan u shegaya damiir laawaha la baxay garaad yuusuf hadal ka uu ku hadlayo haka fiir sado waayo guryaha muqdisho hawiye ma qadan qofki rabta na wey iman kartaa oo guri ka maqan yahay mida kale muqdisho waa muraayadi dalka mudnanta hajinta dal kaiyada leh mudnanta kowaad marka la soco habar indho maleh wuxu leyahay dhago hawiye na allaa dhowro adi habar kaga iyo kuwa kula mid ah waxba kama qaadi karaan guul soomaaliweyn

    Reply
  6. yasir-haji-abdi says:
    March 2, 2013 at 02:11

    aad aya uqaldan tahay garad lomana bahna xilikan inaa waxas ka hadasho xishot laabe hanoqon dhanka kale aad aye uwanagsan tahay sharkada ha dalka imanaya gùuuul

    Reply
  7. maxamed says:
    March 2, 2013 at 02:11

    asxbta dhamna sln k\dib casimada somalia waa muqdisha dunida kusoo wareeg sxb soo radio macaga casimada soomalia eragaas waxan leeyahy qof kasta ee maqla earaga ah muqdisha aya hormar ku talabsaday una arka qalad muqdisha waa muraayada umada somaliweyn dacayaduna waa hdl kaa tagay kumana soolabanayo eehalga fiirsado wana ku faraxsanahy in muqdisha muda22sano kadib ay la tar tanto casimadaha kale kuma soo dagan duyiradaha dunida ugu waaa weyn very happ……………………… I LOVE MY HOME MUQDISHO

    Reply
  8. Xusenhagardiid says:
    March 2, 2013 at 02:11

    Wad mahad santihin dhaman inta ku taxan bogan iyo inta ujawaabtay garaad laawe yusuf waxan le yahay naga qari magacaga muqalkagaba ma aragne

    Reply
  9. AK says:
    March 2, 2013 at 02:11

    waxaan ka xumahay nin ka labaxay garaad yusuf marka hore garaad saas uma hadlo lakiin waxaa saas u hadlo gabdhaha reer garoowe waligaan muqdisho wax kuma yeelan boorkaaga iyo siigada joog soo adiga shalay ma dhihin waxaan rabaa fadaralisim maxaad hada la qaylinaysaa qabiilna adiga ayaa lagaa keenay hawiyena garoowe guri kuma lahan adigana sidoo kale you sucker qayaano adiga ayay kaa timid mar kastana waa kula ragmataa

    Reply
  10. suldhaan c/raxman says:
    March 3, 2013 at 02:11

    walayaal waad salamantihiin kuligiin. xamar wa casimada dalka. waana ku faraxsanahay hormarka jira.qofku marka uu hadlo mahiimada ku jirta ayaa lagala baxa. hadii uu wax tabanaayo waa in aad qanciso.oo tiraahdid wadankii dowlad ayaa kadhalatay qabiilkii walaga baxay in aad tiraahdan.midkale diyarad xamar kadagta. waxa kaqalisan Amniga in laga shaqeeyo.oo shacabku soo qabto dadka nabad diidka.maxa yeelay qofkaste ayaa ku imaan doona sida hadda xamar nabadeedii usoo fiicnanayso .midda kale hor u socod aya lobahanyahay.hala,iska daayo gadaal in lo aqriyo tariikh madoow.bye minneapolis

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .