• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Wararkii ugu danbeeyay ee doorashada dalka Kenya halka ay marayaan

March 5, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in ilaa iyo hada codadka la tiriyay aay aad isugu dhawyihiin labada Musharax ee kala ah Raila Odinga iyo sidoo kale Uhuura Kenyaatta oo ah wiilkii uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Kenya.

Illaa iyo hada codadka la tiriyay ayaa tiradoodu waxaa ay ku dhawdahay 5 milyan waxaana la sugayaa in waqti dhaw lagu dhawaaqo natiijada kama danbeeystaa ee Doorasha madaxtinimada Dalka Kenya, oo meel gabo gabo ah mareeysa.

Amaanka ayaa mid la adkeeyay waxaana jiray meelaha qaar oo cabsi laga qabo iyo goobo cododkoodu muran ka taagan yihiin kadib koronto la,aan ka jirta.

Wararkaan wixii ku soo kor dhaa waan idiin soo gudbin doonaa in sha,allah.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 329

logo4

One Response to Wararkii ugu danbeeyay ee doorashada dalka Kenya halka ay marayaan

  1. garaad yusuf says:
    March 6, 2013 at 02:11

    WAXAY ILA TAHAY MUSLIMIIN TA KENYA MAALIN WALBO BALAN QAAD AYAA LOOSAMEEYAA WAANA LOOGA BAXAA EE HA ISKU TASHTEEN HADII KALE HA OGAADEEN IN AY WELIGOOD KENYO KADANBAYNAYAAN WAAD ARAGTAY GOBOLKA WAQOOYIBARI EE SOMALIDU DEG TO DHEBAATADA HAYSATOO WAA GOOB DAGAAL WAA JIDLA AAN WAA KORONTO LA AAN BIYO NADIIF AH MALE MALEERIYO IYO XUMAAD AYAA KAJIRO MARKA OGAADA ARIMAHAAS

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .