• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Wasiirka Warfaafinta oo u amba baxay Magaalada Barcelona Spain

February 22, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Wafdi baalar oo uu hogaaminaayey wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee xukuumada Soomaliya Mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi ayaa maanta ka abma baxay magaalada muqdisho iyagoona ku sii jeeda magaalada Barcel Barcelona ee dalka Spain iyagoona halkaa kaga qeeyb geli doona kulan ka dhicidoona.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Isgaarsiinta Ibraahim Isaaq Yaro oo saxaafada kulaha hadlay garoonka diyaaradaha ayaa ka warbixiyay socdaalka wasiirka warfaafinta, waxaana uu sheegay in ay magaalada Barcelona ay kaga qeeyb qaadan doonaan shir looga hadlayo isgaarsiinta, waxaana uu sheegay in uu furmi doono 25 uuna socondoona ilaa 28 bishaan aynu ku jirno.

Waxaana uu xusay wasiir ku xigeenku in shirkaasi lagu casuumay islar ahaantaana ay ku casuuntay dowlada Spain , waxaana uu sheegay in ay ka rajeynayaan in ay ka soo faa,iideystaan kulankaasi.

 

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 322

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .