• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Xasuuq Ay Geesteyn Ciidamada Amisom la soo Bandhigay. ” Daawo Sawiro + Digniin Sawirada”

February 14, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA:  Kulan looga hadlayey xasuuq dhawaan Ciidamada Amisom ay ka geeysteen Gobolka Shabellaha hoose ayaa manta ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaliya, waxaana ka soo qeeyb qaatay masuuliyiin ka tirsan dowlada oo u badnaa xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya.

Masuuliyiinta kulanka ka sooo qeeyb qaatay ayaa waxaa ay dhamaan muujiyeen sida ay kaga xun yihiin xasuuqaas ka dhacay gobolka shabellaha hoose, waxaana masuliyiintaan oo ay kamid ahaayeen gudi dowladu u xilsaartay baarida xasuuqaas ka dhacay Shabellaha hoose oo lagu ee deeyay masuuliyadiisa ciidamada Amisom.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ay soo xaqiijiyeen in Amisom ciidamadeeda ay ka danbeeyen xasuuqaas islamar ahaantaana ay baari taanka ay ka qeeyb qaateen masuuliyiin ka socday Amisom, waxaa uu sheegay in wali aysan helin jawaab ku aadan xasuuqas oo ka soo baxaday taliska Amisom.

Sidoo kale xildhibaanka ayaa sheegay in ay cod sanayaan in waxlaga qabto xasuuqaas islar ahaantaana dabagal dheeraada lagu sameeyo, waxaa uu xusay in ay hayaan duku miintiyo cadeeynaya xasuuqaas iney ka danbeeyan ciidanka Amisom, waxaana lasoo bandhigay sawiro ka turjumaya weerarkaas xasuuqa ah oo dhawaan ka dhacay Shabellaha hoose.

Halkaan Ka daawo Sawiro aanu ka soo qaadnay ku lankii maanta boorar lagu soo bandhigay iyo jawiga kulankaas.

Photo0025 Photo0023 Photo0022 Photo0021 Photo0020 Photo0019 Photo0018 Photo0017 Photo0016 Photo0015

Waxaan idiin ka raali geli neyna sawirada qaar oo aan fasiix aheeyn cilad dhanka duubista aheeyd.

By Wariye Maxamed Abdullaahi Hassan (Ciidey)

Balcad Media Muqdisho Somalia.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 331

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .