Advertisements

Xayiraadii dhanka hubkaa ee saaraa Soomaliya mude ku dhaw 21 sano oo la qaaday

03/06 02:113 commentsViews:

BALCAD MEDIA: Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa saxiixay qorshe Soomaliya ugu golaanayo in laga qaado xayiraada hubkaa ee saran dalka Soomaliya.

Maanta ayaa waxaa ay golaha amaanku siweeyn uga dooday xayiraada hubkaa ee Soomaliya saran mudo kabadan 21 sano, waxaana ugu danbeeyn lagu hishiiyay in Soomaliya xayiraada hubka laga qaado mudo halsano ah, oo siweeyna loola socon doono dhaqdhaqaaq yada galaya Soomaliya.

Dowlada Soomaliya ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay jeedinayey baaqyo la xiriira in xayiraada hubkaa laga qaado Soomaliya, waxaana jira walaac ka soo baxaya wadamada caalamka qaarkood, kaa si oo ay cabsi iyo walwal kaga qabaan inĀ  xayiraada hadii laqaado uu gacanta hubku u galo Al-Qaacida Soomaaliya ee Al-Shabaab.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3154
Balcad Media Network
Email : balcad@live.com

Leave a Reply