• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Xog Culus: Rumeeyso Ama Ha Rumeeysan Kismaayo waxaa lagu dilay Nin Heesta…..

March 6, 2013 - Waxaa Qorey : Tafatiraha Balcad -

BALCAD MEDIA:   Warbixin la yaab leh oo lagu qoray Boga Shabakad ka hadasha arrimaha Masiixiga ayaa 04-03-13 boggeeda kusoo daabacday in Ahmed Ali Jimale oo ahaa Soomaali Masiixi lagu toogtay gudaha magaalada Kismaayo xili uu ku sugnaa meel aan ka fogeyn gurigiisa.

Arantani waxaa Xaqiijiyay Ahmed Ali Jimale oo 42 sano jir ayaa u sheegay Shabakadda Christianpost waxay ku sheegtay inuu ahaa Macallin dhinaca Caafimaadka isla markaana bixin jiray casharo ku saabsan caafimaadka iyo gargaarka dega dega, sidoo kale wuxuu Kismaayo ku lahaa Farmashi lagu iibiyo daawada, iyadoo dilkiisa ay tilmaameen in ay geysteen Labo nin oo wajiyada soo qarsaday.

Sida lagu daabacay Shabakaddawarbixintan ayaa sheegtay in dilkiisa la rumeysan yahay in ay ka danbeeyeen kooxaha Al-Shabaab ee laga saaray magaalada Kismaayo.

Dhanka kale   Christianpost waxay kaloo daaha ka rogtay in shaqsiyaad kale oo Somali Christian ah lagu kala dilay magaalooyinka Baladweyne, Baraawe iyo meelo kale.

Isku soo wada duub Ahmed Ali Jimcaale ayaa 18-kii bishii waxaa toogtay Askar ka tirsan kuwa Raaskambooni xili uu ku sugnaa saldhiga Booliska Kismaayo oo ka socotay dacwad dhuleed oo loo kala qaadayay marxuunka iyo dad kale, kana carooday qaabka dacwada u socotay, taasoo dhalisay muranka u sabab noqday in la dilo.

HALKAAN KA AQRI WARKA SHABAKADA AY QORTAY:

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 3322

logo4

10 Responses to Xog Culus: Rumeeyso Ama Ha Rumeeysan Kismaayo waxaa lagu dilay Nin Heesta…..

  1. C/risaq cali saciid says:
    March 6, 2013 at 02:11

    Subxanallah malaha dadka u shaqeeya NGO-yada layskama haystee waxba jira waatan subax waliba la leeyahay mid baa wadada ladhigaye waa arrin cusub oo tix raac qoto dheer u Baahan Walle arrinku ma sahlana salaamaat min kulli aafaat Allow somali u gargaaray 100% wa sunni muslim ah waa loosoo dhigtaye

    Reply
  2. Abdulghani Sheikh Abdullahi says:
    March 6, 2013 at 02:11

    asalaamu caleeyku waraxmatulaah tacaala wabarkaatuhu walaalayaal sida aad lasocotaan intii aan isku sii deedney ayaa hoosteena lagadhashay maxaa yeelay ngo da waxaay xambaarsan yihiin diinta masiixiga waxana gaaleeyaan boqolaal qofood oo soomaali ah. hadaan maanta soomali isdabaqaban labaatanka sano oo soo socotah dadkeenu wuu isbadalayaah hada soomaalay isgacan qabta oo iska daaya qabiilka aad u gafuurka buureeysaan, walaalayaal waa nalgu maqanyahay oo wadankeena waxaa maamulanayah ngo waxaana masuul ka ah soomalida hadada ninka aad sheegteen oo masiixiga ah wuxuu lashaqeen jirey koleey soomali wayna joogaan walaalayaah .iskadaaya qabiilka oo taageera dowladan somaaliyeed maxaa yeelay iyada uun baa ilaalinkaryah wadanka iyo dalka dadkaba maxaay yeelay canaasiir badan ayaa nagu dhex jirah walaalayaal. WALAALAYAAL MAALIN MAALMAH KAMID AH WAXAAD MAQALIDOONTAAH QADIIBKII MASAA JID HEBE WUXUU AHAA MASIIXI XAGEENANA WUXUU KA AHAA SHEIKH CAA;IM AH WARSOOMAALAY ISGACAN QABTA WADAN WAXAA JOOGAH AYAAN HIRSI ALI OO KALE, NB SIDA AAD LASOCOTAAN NGO DA MUSLIMIINTA WADANKEENA WAA LAGA CEEYRIYE MAXAA SABABAY WAXAA LOOGU YEERAY ARGA GIXISO KU WII GAALADANAH WAXAA LAYITIH WAA SAMAFALYAAH HAADTIHIIN SOOMAALI XAALADA QIIMEEYAH WABILAAHI TOWFIIQ.

    Reply
  3. osman dhere says:
    March 6, 2013 at 02:11

    balcad boga iska hagajiya qof aqri karta qoralkina malahane kadaya qoralka dhirirka e uqora qoral hos udher hada telka shashadisa wow kadheryahay

    Reply
  4. abshir abdalla says:
    March 6, 2013 at 02:11

    marka hore yanan khalad la iga fahmin ayan codsanaya
    waxan ahay nin muslima o suni ah,o somali ah wana igu walahi ilah bana igu og.wayajay.
    waxanse aminsanahay diini inaytahay waxa uu qofka amin sanyahay ayna kadhaxayso asaga iyo ilahiisa mana kadhaxayso asaga iyo cidkale.marka waa khalad in ladila cid aya dolagu salaynayo diin waxanse somali ushegaya diintan ilah baleh halodayo xukunkeda asaga,naftana illah ba abuurtay halodayo ajasheda asaga.
    maxase kujaban hadii la arko somali masiixi ah.waxay ila tahay inan u bahanahay inan helno umado kaladiimo duduwan,kaladhaqano duwan,kalami dabo duwan.
    wayo hada waxkasta isaga midban nahay wana fashilanay dhankastaba.
    igana rali ahada markale masiyintu wallahi waxay dhaman boqolkiiba boqol madhabaha seeflabooka ah.bal ufiirsada hadalkas.mamaqashen malinkaba dad aya kudhinta misajid kudihiisa kuwaso bamlodhigay ama bistoolad kagutoogtay .waxan idin waydinaya masiixiyin miya kuwasi.
    waxan kaga baxaya somali haso dhawayso dhiimaha lakin seef labood ha la iska ilaliyo

    Reply
  5. namroud says:
    March 6, 2013 at 02:11

    A.Alykm? Loool war waxan layabay kuwa layabayo nin layiri cristian ayey noqden…kkk war yaa sanadkaan sax u haysto diinta islaamka? Waa mid mid katagay lee….xaaraanta iyo xaaraanta waa la’isku qastay, war kuwa oday islam ah oo misajid kujiro, oo waliba dhalikaro aabihii dilaayee, islamna sheganayee…kuwaas aan oranaynin waan gaaloobay ee lagu xamanayo gaal ayu noqday ayaa dhaamo, aniga abgaal, habargidir, iyo majeerteen waxba kama dhageysanaayo ee wax kale iisheega…kkkkk iyagaa gaalnimo oogu dhow bob john bop. Macsalama I love this weside.

    Reply
  6. abshir abdalla says:
    March 6, 2013 at 02:11

    NAMROUD walal hadalkaga waa sax o kuwa dilaya dadka aya diinta bananka kajoga
    lakin walal kada dee qabiilka.walal wax wanagsan ayat shegtay lakin wad iscuntay de markad tabatay qabiilka

    Reply
  7. asc walalyaal alle ka cabsada kii gaal noqodo waxa nuga waajibo inaan dilno says:
    March 6, 2013 at 02:11

    Walsh waxii alle nagu amaray inaan fuliino waaye kii diintan ka baxa waxaa uyeelo dil kii difacaayo la mid

    Reply
  8. ila soco says:
    March 6, 2013 at 02:11

    ninkaan haduu doono gaal ha ahaado koley jaasadeeda hadeer wuu hayaa laakiin sida meesha ku qoran looma dilin arimo diimeed ee waxaa loo dilay muran dhuleed haddii gaalnimo loo dilo qofkii diinta islaamka ka ridooba waa Ok

    Reply
  9. C/risaq cali saciid says:
    March 6, 2013 at 02:11

    Aslm clykm mar 2aad dhmn shaqaalaha bogga & aqristayaashaba waxan raba inan ka war celiyo anigon cidna ku dureyn hadalka ragga oranaya diima kala duwan ayey somaliya u baahantahay Alle raali kama ahane sidee warkan ku keenteen iyado la ogyahay in soomaali 100% muslim sunni ah tahay qofka somaliga ahna wa muslim ku barbaaray inta badan diinta islamka aqoona u leh waxay tahay haduu diinka ka laabto uuna riddoobo kuna darsado inuu diinta islamka ah dhibaateeyo oo masiixinimo & yahuudnimo i.w.m dadka ugu yeero inay qaataan waala dilaya oola dilaya ladilaya ladilaya cidda difaaceysaay jwb cad!

    Reply
  10. bare says:
    March 7, 2013 at 02:11

    asc sln kadib dadka dhahayo ninka dinta ka baxay maxa lo dilay way qaldanyhn e ilah ka baqay ninka dinta ka baxay dhigiso waa xalal maxa yelay nabigene csw markow marka furty waxow yiri ninka gala guriga sufyan wa amin iyo kan kacbada gala wa iman waxa lola jida kuwa gala aha markas an qadanin dinta islamka lkn kuwa islamay kadibne galoway dhigoda wa lo banayay anagane wa in an madaxa jibina ninki dinta islamka ka baxa wibilahi towqiq byo jangura

    Reply

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .