• Home
    • Wararka Maanta
    • Arimaha Bulshada
    • Xogta Qarsoon
    • Ciyaaraha
  • Xidiga caankaa ee Zidane oo beeniyay Inuu Kooxda Chelsea tababare u noqon doono
  • Xulka Nageria oo ku Guuleestay Koobka Qaarada Africa. “Top News”
  • Hello world!
xidigta kubadle DAAW24 baner buug qeylo madaxda

link

SOMALI LINKS

  • Axadle.com
  • Balcad.com
  • Caasimada.com
  • Daawo24.com
SOMALI LINKS

Xog ku saabsan sababta keentay joojinta Shidaalka Puntland

February 25, 2013 - Waxaa Qorey : admin -

BALCAD MEDIA: Punt land ayaa dhawaan joojisay in Ganacsatada Puntland ay shidaal ka keensadaan dalka Yaman, waxaana Ganacsatadu ay qeylo dhaan ka muujiyeen joojinta shidaalkii ay ka keensan jireen dalka Yemen, iyagoo ku eedeeyay Maamulka Faroole in caqabad uu ku yahay ganacsigooda.

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in sababta loo joojiyay Shidaalka ay tahay in laga hortago in Al-qaacidada Yemen in ay soo galiso gudaha Puntland, waxaana uu sheegay in Yaman Al-qaacidada ka soo gaareysa Puntland.

Sidoo kale Faroole ayaa tilmaamay in qorshahaasi uu yahay mid looga hortagayo Al-qaacida uusana aheeyn mid ganacsatada lagu cuna qabateynayo, waxaana ganacasatada uu ugu baaqay in ay ka gacan siiyaan sugida amaanka deegaanada Maamulka pun-land.

Inta Jeer ee la Aqrisatay : 313

logo4

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

live Baner Alldhacdo.com madin qurxiye
© 2011-2012 Balcad Media . All rights reserved.
Design by Madiina ICT .